War deg deg ah: DAAWO VIDEO: Xildhibaanada Puntland Oo Ku Baaqay Xilka Qaadis Madaxweynaha Iyo Ku xigeenka Maamulkaasi

WAAJIDPRESS – 20 JUL 2017:

Qaar Ka mId Ah Mudanaayasha Barlamaanka Puntland Ayaa Soo Jeediyey In Xilka Laga Qaado madaxweynaha Iyo Kuxigeenka Puntland,Isagoona Tilmaamay kala Dirada Golaha wasiirada Inaysan Ku Ekayn Intaasi Inuu Amaanka ku hagaagayo.

Xildhibaankani kasoo jeeda Gobolka Bari Ayaa Ku eedeyey Madaxweynaha puntland Inuu Ugu hanjabey ganacsatada Kasoo jeeda Gobolka Bari Inay Talaabo ka Qadayaan Laguna Eedeyey tageerada Kooxaha Shabaab Iyo Daacish – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: