War hadda soo dhacay: Ciidamo cusub oo u dhashey DALKA UGANDA Ayaa Maanta Ka soo degtey MUQDISHO

WAAJIDPRESS – 21 JUL 2017:

Waxaa maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay ciidamo cusub oo kasoo jeeda dalka Uganda, kuwaa oo qeyb ka noqonaya ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM.

Ciidamadan cusub ee maanta kasoo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxaa soo dhaweeyay saraakiil katirsan ciidamada AMISOM, waxaana ciidankan markii ay soo degeen la geeyay xarunta Xalane oo ah taliska ugu weyn ee Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya.

Ciidamadan cusub ee maanta dalka soo gaaray ayaa qeyb ka noqonaya ciidamada AMISOM ee howl galka u jooga Soomalaia, waxaana ciidankan ay badal u noqdeen ciidamo kale oo Uganda kasoo jeeda oo dalkooda dhawaan dib ugu laabtay.

Soomaaliya waxaa ku sugan ciidamo badan oo ka socda dhoor dal oo Afrikaan ah, ciidamadan oo ku howl gala magaca AMISOM ayaa Soomaaliya u jooga sidii ay u taageeri lahaayeen dowlada Soomaaliya oo dagaal kula jirta Al Shabaab .

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: