Madaxweynaha Koonfur GALBEED Shariif Xasan Oo Maanta Isku Shaandheynaya Gollahiisa Wasiirrada

WAAJIDPRESS – 29 JUL 2017:

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta la filayaa in uu isku shaandheyn ku sameeyo golihiisa Wasiirrada kaddib markii mushaar ku filan loo waayay golaha Wasiirrada ee Koofur Galbeed.

Shariif Xasan ayaa la filayaa in Golaha Wasiirrada uu ku soo koobo 18 xubnood sida uu Idaacaddaha u sheegay Suldaan Shariif Cali Xasan oo ka mid ah odayaasha laga talo geluyay isku shaandheynta maanta.

Waxaa uu Suldaan Shariif sheegay in Golaha Wasiirrada oo 63 xubnood ahaa  in markani la dhimo Wasiirrada tirada badan ee Maamulka Koofur Galbeed.

Maamulka Koofur Galbeed ayaa la dhisay Bishii November 2014kii.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: