DAAWO: WAREYSI UU MAANTA BIXIYEY WASIIRKA GAASHAANDHIGA EE DOWLADA FEDERAALKA

WAAJIDPRESS – 2 AUG 2017:

Wasiirka Gaashaandhiga dowladda Soomaaliya CabdiRashiid Cabdullahi (oo Ka soo jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE), ayaa Maanta bixiyay  oo ay su’aalo ku weydiiyeen shacabka Soomaaliyed.

Wareysigan oo ka baxay Warbaahinta dowladda qeybna ka ah barnaamijka la xisaabtanka xukumadda RW Kheyre ayaa wasiirku waxaa uu kusoo bandhigay xogo badan oo ku aadan la dagaalanka Shabaab, isku dhacyada ciidamada, qorshaha dowladda ee dhisida awood militeri oo ay leedahay Soomaaliya.
Sidoo kale, waxaa wareysiga wax laga weydiiyay saameynta ay militeriga Soomaaliya ku yeelatay khilaafka Carabta, waxyaabaha ka hirgalay heshiiskii shirkii London iyo arimo kale – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: