Akriso ka dib DAAWO: MADAXWEYNE FARMAAJO OO TARSAN U MAGACAABAY LA TALIYE DHINACA ARRIMAHA SIYAASADDA

WAAJIDPRESS – 2 AUG 2017:

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska Madaxweynaha dhinaca Arrimaha Siyaasadda.

Degreeto ka soo baxday maanta xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Max’ed Axmed Nuur Tarsan in uu noqdo lataliye sare ee dhanka siyaasadad ee xafiiska madaxweynaha Soomaaliya.

Tarsan oo horey u soo noqday Guddoomiyihii gobalka Banaadir ayaa kamid ahaa musharixiintii u tartamaysay xilka madaxweynaha Soomaaliya ee doorashadii madaxtinimo ee horaantii sanadkan ka dhacday dalka.

Tarsan oo horey u diiday Wasiir ku xigeen laga dhigay ayaan la ogeyn in xilka loo magacaabay uu ku qanci doono iyo in kale – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: