Ciidamada Ethiopia ay degaan Magaalada Leego Ka dib markii Ciidamada Uganda ay khamiistii Ka guureen halkaasi

WAAJIDPRESS – 5 AUG 2017:

Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa dowlad Goboleedka KOONFUR GALBEED oo wata ilaa 40 baabuur oo kuwa ciidanka iyo sahayda ah ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray Magaalada LEEGO ee gobolka  Baydhaba.

Ciidamadan oo ka soo ruqaansaday Gobolka  Bakool, soona maray jidka u dhaxeeya Waajid iyo Baydhaba ayaa la kulmay weerarro uga yimid Alshabaab iyadoo mid ka mida gawaarida gaashaan ay miino kula kacday agagaarka magaalada Baydhaba.

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamadan Itoobiyaanka ah iyo kuwa CIIDAMADA maamulka KOONFUR GALBEED Ayaa degay Saldhiga Magaalada  Leego ee gobolka BAYDHABA  maadaama ay banneeyeen ciidamada AMSIOM ee ka socda Uganda oo halkaas ka baxay Khamiistii.

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: