DAAWO: WASIIRKA DASTUURKA Mr. XOOSH AYAA MAANTA BAARLAMAANKA HORTIISA RAALI GELIN KA BIXIYEY WARKII UU KU SOO QOREY TWITER-kiisa

WAAJIDPRESS – 5 AUG 2017:

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa maanta go’aan ka gaaray Wasiirka Dastuurka Somaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil, kadib markii uu maanta hortagay Golaha Shacabka.

Kulanka Baarlamaanka, ayaa waxaa soo xaadirtay Xildhibaano gaaraya 151 Xildhibaan, waxaana furitaanka kadib hadal la siiyay Wasiirka Dastuurka Somaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil, maadaama muhiimada Ajandaha kulanka maanta uu isaga ahaa.

Wasiir Xoosh Jabriil oo ka hor hadlay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, aya raali gelin ka bixiyay hadaladii uu ku soo qoray Boggiisa Twitterka, wuxuuna cafis waydiistay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya – DAAWO:

 

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: