War deg deg ah: Raisul Wasaare Kheyre oo Xil culus u Magacaabay Wariye Caan ah

WAAJIDPRESS – 5 AUG 2017:

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay lataliyihiisa Arrimaha Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Afhayeenkii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed C/Qaadir Maxamed Nadaara (oo Ka soo JEEDA BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE).

Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska Ra’isalwasaaraha ayaa lagu sheegay in Ra’islawasaaraha ogaaday in ay jirto baahi loo qabo xilkan sidaas darteedna uu u magacaabay Nadaara.

Akhriso wareegtada:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: