Akhriso Ka dib DAAWO: GUDOOMIYE JAWAARI OO HAMBALYO U DIREY GUDOOMIYAHA CUSUB GOLAHA WAKIILADDA SOMALI-LAND

WAAJIDPRESS – 6 AUG 2017:

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray Baashi Max’ed faarax oo maanta ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyenimo ee Golaha Aqalka Wakiilada Soomaaliland.

Mudane Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari” Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha aqalka Wakiilada Soomaaliland oo maanta loo doortay Baashi Max’ed Faarax.

Doorashada Guddoomiyaha wakiilada Soomaaliland ayaa ka dambeysay kadib markii dhawaan uu xilkaasi iska casilay C/raxmaan Max’ed C/llahi (Cirro) kaasi oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliland una matalaya xisbiga Wadani – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: