Akhriso Ka dib DAAWO: CIIDAMADA DARAAWIISHTA EE DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO HUB IYO CIIDAN U GEEYEY SHEEKH MUKHTAAR ROOBOW

WAAJIDPRESS – 11 AUG 2017:

Baydhabo  – Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa dagaal
culus oo mar kale dib uga dhex qarxay maleeshiyaadka Shabaab iyo wadaadka Sheekh Mukhtaar Roobow.
Dagaalka oo ahaa mid rogaal celin ah ayaa waxa uu bilowday kadib markii maleeshiyaadka Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaaden deegaanka uu ku sugan yahay Sheekh Mukhtaar Roobow.

Wafdi uu Hogaamineyo waziirka Amniga Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Somaaliya Mudane xasan Xuseen xasan eeley aya waxaa ay gareen degmada Hudur Ee Xaruunta Gobolka Bokool Halaasi oo ay Diyaar ay Ku ahaayeen Ciidamadii Ugur manlaha Mukhtaar Roobow mansuur waxana Loo geeyey Saanad Ciidan oo ay Ku Howlgali lahaayen – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: