Akhriso Ka dib DAAWO: QABIILKEE BUU KASOO JEEDAA SHAKHSIGII ISKU QARXIYAY XABSIGA DHEXE?

WAAJIDPRESS – 12 AUG 2017:

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Xuseen Cismaan (oo Ka soo jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE) oo shalay ka badbaaday isku day isqarxin ah oo ka dhacday gudaha xabsiga dhexe ayaa u sheegay warbaahinta, in shakhsiga isqarxiyay uu ahaa askari ka tirsan dhallinyarada dhawaan dhiibboowga ugu jirtay xeradaas si ay u noqdaan ciidanka Asluubta.

Taliyaha ayaa sheegay in heyb ahaan uu ahaa qof kasoo jeeda beesha Daarood, gaar ahaan Dhulbahante, islamarkaana uu dhawaan uun magaalada soo galay.

Qarax xooggan ayaa shalay oo Jimco ahayd ka dhacay meel u dhaw masjidka xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, warar hoose-na waxa ay sheegayeen in lala damacsanaa taliyaha ciidanka Asluubta qaranka Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Xuseen Cismaan – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: