Xog naxdin leh: Hay’adda FOA Oo Sheegtay In Malaayiin Soomaali Ah Ay Wajahayaan Cunna Yari

WAAJIDPRESS – 12 AUG 2017:

Nairobi – Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan Cunada iyo Beeraha ee FAO ayaa shaacisay in Malaayiin Ruux oo Soomaali ah ay weli wajahayaan Gaajo ka dhalatay Cunno yari.

War ka soo baxay Hay’adda FAO ayaa lagu sheegay in 6.7 Milyan oo Soomaali ah haatan ay la tacaalayaan Noloshooda, maadaama aysan heysan cunno ku filan.

Waxaana sidookale ay xustay in dhibaatooyinkan ay ka dhasheen Roobabkii la sugayay oo aan u di’in sidii loo baahnaa.

Hay’addan ayaa shaacisay in sidookale aan lagu guuleysan in wax soo saar laga helo waxyaabihii la beertay.

Sikastaba, hadalka Hay’adda FAO ayaa imaanaya, xili Golaha Amaanka ay ugu baaqeen dhinacyada isku haya Soomaaliya in ay u ogolaadaan Hay’addaha gargaarka in ay gurmad Bini’aadannimo gaarsiiyaan dadkii ay saameeyeen abaaro dhawaan ku dhuftay Dalka Soomaaliya.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: