Archive for Diseembar, 2017

DAAWO: WARIYE KU XIRNAA DALKA ETHIOPIA OO MAANTA SI BALAARAN LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA BAYDHABA

Diseembar 31, 2017

WAAJIDPRESS – 31 December 2017:

 

 

Advertisements

DAAWO: GOLAHA DEEGAANKA EE MAGAALADA BOOSAASO OO ANSIXIYEY MASHAARIICDA 2018

Diseembar 31, 2017

WAAJIDPRESS – 31 December 2017:

 

DAAWO: HEES CUSUB OO LOO SUUBIYEY TALEFISHINKA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED

Diseembar 31, 2017

WAAJIDPRESS – 31 December 2017:

 

War deg deg ah: Qarax xoogan oo hadda ka dhacay magaalada Muqdisho

Diseembar 31, 2017

WAAJIDPRESS – 31 December 2017:

Qarax culus oo inta badan laga wada maqlay Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu hadda ka dhacay Wadada Warshaddaha ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo aad u xooganaa ayaa waxaa lasoo sheegayaa in subaxnimadan lala eegtay Kolonyo Gaadiid dagaal oo ay la socdeen Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan AMISOM.

Qaraxa oo ahaa mid miino ah,  ayaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, xilli ay marayeen nawaaxiga Wasaaradda Gaashaandhigga degmada Deyniile ee G/ Banaadir.

Hal askari oo ka tirsan ciidamada xoogga ayaa ku dhintey dhowr kalana waa ay ku dhaawacmeen iyadoo aan la ogeyn khasaaraha gaaray ciidamada AMISOM.

Dadka deegaanka qaarkood ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa mid lagu dhuftay gaadiidka, halka warar kaa ka duwan ay sheegayaan in lagu aasay hareeraha wadad Warshaddaha.

Ciidamo ammaanka ayaa howlgalo ka fuliyey xaafadaha ku dhow dhow wasaarada gaashaandhigga lamana soo sheegin cid loo soo qabtay qaraxa.

DAAWO: GOLAHA WASIIRADA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO MAANTA ANSIXIYEY MIISAANIYADA SANADKA 2018 EE DEEGAANADA MAAMULKAASI

Diseembar 30, 2017

WAAJIDPRESS – 30 December 2017:

 

DAAWO: Ciidamo gaar ah oo galay isla markaana baaritaan ku suubiyey guriga Cabdi Qeybdiid uu ka degan yahay Muqdisho

Diseembar 30, 2017

WAAJIDPRESS – 30 December 2017:

Ciidamo soomaaliyeed oo ka amar qaata Dowlada Imaaraadka oo wajiyada u duubnaa ayaa galay guri uu leeyahay Senotar Cabdi Xasan Cawaale Qeybiid oo kuyaala Xaafada Banaadir ee Degmada Hodan.

Ciidamadan oo aad u hubeysnaa wajiyadana qarsaday ayaa galay guriga Senetarka sida aan warka ku helnay, waxa ayna Ciidamada mudo saacado  ah ku sugnaayeen howlgalna ka wadeen guriga Cabdi Qeybdiid.

Ciidamada weeraray Guriga ayaa ka qaatay laba qori oo kuwa fudud ah, isla markaana  gaari la marsiiyey oday waardiye ka ahaa guriga.

Sidoo kale ciidamadaan ayaa guriga ka qaatay Moobeel.

Daawo Qeybdiid oo ka hadlaya:

 

DAAWO: QUNSULKA ETHIOPIA U FADHIYA SOOMAALIYA OO MAANTA GAAREY BAYDHABA ISLA MARKAANA LAGA HADLEY SIDII LOO SOO SIIN DEYN LAHAA DHALINYARO KU XIRAN DALKA ETHIOPIA

Diseembar 30, 2017

WAAJIDPRESS- 30 December 2017:

 

Weerar Loo Adeegsaday Bomb Gacmeed Oo Xalay Ka Dhacay Muqdisho

Diseembar 30, 2017

WAAJIDPRESS – 30 December 2017:

Kooxo hubeysan ayaa Xalay weerar loo adeegsaday Bomb Gacmeed ku qaaday Waaxda Taleex degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Ilo deegaanka ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle iyo Idaacadaha kale  ayaa sheegay in illaa 2 Bomb Gacmeed lagu tuuray xarunta waaxda Taleex ee degmadaasi Hodan.

Waxaana ay tilmaameen in wax khasaaro uusan ka dhalan weerarkaasi, iyadoona Raggii ka dambeeyay ay goobta isaga baxsadeen.

Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay Maamulka degmada Hodan oo ku aadan weerarkaasi.

Balse xaaladda ayaa hadda dagan, iyadoona Saakay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ay baaritaano ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Hodan ee G/ Banaadir.Hey

DAAWO: SHIRKII GUDOOMIYEYAASHA BAARLAMAANADA SOOMAALIYA OO LAGU QABTEY BAYDHABO OO MAANTA WAR MURTIYEED LAGA SOO SAAREY

Diseembar 29, 2017

WAAJIDPRESS – 28 December 2017:

Warmurtiyeed Laga Soo Saarey Shirkii Baarlamaanada Soomaaliya iyo baarlamaanada dowlad gobaleedka soomaaliya Ee magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay – DAAWO:

 

DAAWO: XILDHIBAANADA DIGIL IYO MIRIFLE OO MAANTA CIYAARTOYDA KOONFUR GALBEED KA SII SAGOOTIYEY GAROONKA AADAN CADDE EE MUQDISHO IYAGA OO KU SII JEEDA BAYDHABA

Diseembar 29, 2017

WAAJIDPRESS – 28 December 2017: