Akhriso ka dib DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Cabdi Qeybdiid oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug

WAAJIDPRESS – 12 January 2018:

Waxa galabta gaaray Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo xubno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye oo uu wehliyo Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ujeedka socdaalkoodu yahay inay magaalada Gaalkacyo-Galmudug ku soo dhoweeyaan wafdiga madaxweynaha Soomaliya oo la filayo inuu soo gaaro Sabtida magaalada Gaalkacyo.

Magaalada Gaalkacyo waxaa sidoo kale maanta tegay madaxweynaah Galmudug, waxaana ka socda diyaargarowg weyn oo ku saabsan soo dhoweynta madaxweynaah Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s


%d bloggers like this: