Kooxo hubeysan oo goordhow goobtiisa Ganacsiga ku dhex toogtay Abuukar Qaasim

WAAJIDPRESS – 13 January 2018:

Wararka naga soo gaarayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in kooxo hubeysan goordhow goobtiisa ganacsiga ku dhex toogteen mid ka mid ah dhalinyarada degmadaasi.

Ninka la toogtay ayaa lagu magacaabi jiray Abuukar Qaasim,waxaana sidoo kale dadka degmada Afgooye ay sheegeen inuu ahaa Macalim.

Ninkan Dhalinyarada ah ayaa kooxda ka dambeysay dilkiisa oo watay Mootada nooca labada lug leh ayaa waxaa la sheegay in ay ugu tageen Goob Ganacsi uu ku lahaa Xaafada Ceel Qode ee degamda Afgooye iyaga oo in taasi kadib Goobta ka baxsaday.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed ee degmada Afgooye ayaa Goobta uu dilka ka dhacay gaaray kuwaas oo baadi goobaya dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: