DAAWO: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA EE DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO MAANTA GANACSATADA DIGIL IYO MIRIFLE CASHO UGU SUUBISEY MAGAALADA BOOSAASO EE PUNTLAND

WAAJIDPRESS – 10 July 2018:

Wafdi Balaaran oo uu HOGAAMINAYO Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Dr. Maxamed Nuunow Maxamed iyo ciidamo iyo saraakiil iyo aqoonyahano la socda isaga ee ka soo kicitamey Magaalada Baydhaba ayaa  baryahan booqanayey deegaanada PUNTLAND si uu ugu kuur galo xaaladaha ay ku sugan yihiin shacabka DIGIL IYO MIRIFLE iyo kuwa kale ee ka soo jeeda Deegaanada Koonfur galbeed oo isla markaana ku dhaqan PUNTLAND.

GANACSATADA DIGIL IYO MIRIFLE ayaa Wasiirka iyo wafidigiisa  caawa casho sharaf iyo is-wareysi ugu suubiyey magaalada BOOSAASO – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s


%d bloggers like this: