DAAWO: MUSHARAX SHEEKH MUKHTAAR ROOBOW OO MAANTA QADO SHARAF BAYDHABA UGU SUUBIYEY XILDHIBAANADA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED

WAAJIDPRESS – 10 October 2018:

Musharaxa Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa ku eedeeyay maamulka K/Galbeed ee uu hoggaamiyo Shariif Xasan inaysan weli sameyn Guddigii Doorashada madaxweynaha.

Isagoo ka hadlayey kulan dhex maray  xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed ayuu Sheekh Roobow sheegay in Guddiga Doorashada ay Dastuuro  tahay in la magacaabo laba bilood ka hor doorashada, taasoo aan weli dhicin.

Sheekh Mukhtaar Roobo ayaa ka dalbay maamulka Shariif Xasan dalbaday Qodobadda ay ka mid yihiin:

1- In la sameeyo Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed soomaaliya

2- In Guddiga uu noqdo mid ay raali ka wada yihiin musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha K/Galbeed.

3- In Guddigii Doorashada ee K/Galbeed la hor geeyo Baarlamaanka.

Wuxuu soo jeediyay in Guddiga doorashada degdeg loo sameeyo, isla markaana uu noqdo Guddi ka shaqeeya danta Koonfur Galbeed ee aan fulin dan u gaara – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: