War deg deg ah: Nabadoon caan ah oo Maanta lagu diley Puntland

WAAJIDPRESS – 9 February 2019:

Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaasi lagu dilay Nabadoon Caan ahaa.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in dilka uu ka dhacay Xaafada Israac ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo,isl markaana loo geystay mid kamid ahaa Nabadoonada halkaasi ku dhaqan.

Allaha u naxariistee Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray CabdiQANI Baale sidoo kalena waxa uu ka tirsanaa waxgaradka Gaalkacyo ,iyadoona durbo goobta ay ka baxsadeen ragii ka dambeeyay dilkaasi.

Ciidamo ka tirsan maamulka Gaalkacyo ayaa waxaa la sheegay in goobta uu dilka ka dhacay ay tageen,waxaana halkaasi ay Caawa ka wadaan baaritaano ku aadan sida uu falkan u dhacay.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: