Archive for Juunyo, 2019

DAAWO: GUDIGII XILDHIBAANADA DIGIL IYO MIRIFLE OO MAANTANA LA KULMEY MAAMULKA PUNTLAND SI LOO OGAADO SHACABKII DIGIL IYO MIRIFLE EE LAGU DILEY GALKACYO

Juunyo 30, 2019

WAAJIDPRESS – 30 June 2019:

Gudiyadii ka kala socday Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya ee ku sugan Magaaladda Gaalkacyo ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Gaalkacyo ee Puntland kulan kula qaatay maamulka magaaladda Gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Puntland.

Kulanka ayaa looga hadlay wada degnaanta iyo deris wanaagga dhamaan dadka degan Magaaladda Gaalkacyo,waxaana kulanka inta uu socday dhamaan bulshada Reer Gaalkacyo looga mahad celiyay soo dhoweyntiisa dad kasoo jeeda deegaanadda kale ee halkaasi ku nool – DAAWO:

 

DAAWO: 160 ARDEY AYAA KA QALINJEBISEY MACHADKA IPC BAYDHABA OO KU YAALA MAGAALADA BAYDHABA

Juunyo 30, 2019

WAAJIDPRESS – 30 June 2019:

 

War naxdin leh DAAWO: GABAR LAGU KUFSADEY MUQDISHO KA DIBNA LA DILEY

Juunyo 30, 2019

WAAJIDPRESS – 30 June 2019:

 

DAAWO: BEELIHII KU DAGAALAMEY MAGAALADA DAAFEED OO XABAD JOOJIN KU DHAWAAQEY

Juunyo 30, 2019

WAAJIDPRESS – 30 June 2019:

 

DAAWO: JUBALAND IYO CIIDAMADA ETHIOPIA EE AMISOM EE KU SUGAN KISMAAYO OO KU KULMEY MAGAALADAASI

Juunyo 29, 2019

WAAJIDPRESS – 29 June 2019:

 

DAAWO: QAAR KA MID AH 135 ODEY EE SOO XULEY BAARLAMAANKA FEDERAALKA OO KISMAAYO GAAREY

Juunyo 29, 2019

WAAJIDPRESS – 28 June 2019:

 

DAAWO: DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO DHALINYARADA MAGAALADA MARKA MAANTA U FUREY TABABAR KA QEYBQAADASHADA DIB U HESHIISIINTA

Juunyo 28, 2019

WAAJIDPRESS – 28 June 2019:

 

DAAWO: RAISUL WASAARE KHEYRE OO GAAREY DEGMADA CABUUDWAAQ

Juunyo 28, 2019

WAAJIDPRESS – 28 June 2019:

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta gaaray degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud oo ah halka uu ka soo jeedo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed CabduLLAAHI Farmaajo.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa caawa ku hoyanaya Caabudwaaq, waxaana ay kulamo la yeelan doonaan odayaasha deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay kala hadlayaan aayaha Galmudug.

Dhinaca kale Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa in maalinta berri ay gaaraan deegaanka Guriceel, halkaasoo ay si weyn uga socoto qaban qaabo lagu soo dhoweynayo wafdiga – DAAWO:

 

 

DAAWO: WAFDIGII DIGIL IYO MIRIFLE EE XAQIIQA RAADINTA DADKII LAGU DILEY GALKACYO OO MAANTA KULAN GALKACYO KULA QAATEY GUDOOMIYAHA IYO KU XIGEENADA GOBOLKA MUDUG

Juunyo 28, 2019

WAAJIDPRESS – 28 June 2019:

DAAWO: WAFDIGII DIGIL IYO MIRIFLE EE XAQIIQA RAADINTA DADKII LAGU DILEY GALKACYO OO MAANTA KULAN GALKACYO KULA QAATEY TALISKA BOLIISKA , GUDOOMIYAHA IYO KU XIGEENADA GOBOLKA MUDUG SI AY WAX UGA WEYDIIYAAN SHACABKII DIGIL IYO MIRIFLE EE LAGU LAAYEY GALKACYO:

 

DAAWO: QAXOOTIGA KU DHAQAN BURCO OO BAAQ U DIREY HAY’ADAHA QAXOOTIGA KU SHAQO LEH

Juunyo 28, 2019

WAAJIDPRESS – 28 June 2019: