Archive for Nofeembar, 2019

DAAWO OO KA FAAIDEYSO: AAYADA HADDII AAD AKHRISID SALAAD KASTA KA DIB RISQIGA AYAA KUU FURMAYA

Nofeembar 30, 2019

WAAJIDPRESS – 30 November 2019:

 

DAAWO: HAWEENKA KISMAAYO OO KA CABANAYA TIXGELIN LA’AAN LAGU HAYO

Nofeembar 30, 2019

WAAJIDPRESS – 30 November 2019:

 

DAAWO: SHIRKA HORUMARINTA KOONFUR GALBEED EE 5 SANO SOO SOCOTA AYAA MAANTA KA FURMEY BAYDHABA

Nofeembar 30, 2019

WAAJIDPRESS – 30 November 2019:

 

War deg deg ah: General Yuusuf Cagey oo maanta Muqdisho lagu diley

Nofeembar 30, 2019

WAAJIDPRESS – 30 November 2019:

Waxay faah faahin ka soo baxeysaa dilkii gelinkii dambe ee maanta Jeneraal Yuusuf Cali Qasaaye (Yuuuf Cagey) loogu gaystay Magaalada Muqdisho.

Dilkan ayaa wuxuu ka dhacay xaafadda Warshadda Caanaha ee Degmada Hodan, gaar ahaan hoygii uu xaafadaasi ka deganaa Jeneraal Yuusuf Cali Qasaaye oo ka tirsanaa Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka.

Warar kala duwan ayaa waxay ka soo baxayan cidda dhabta ahi ee dilka gaysatay. Wararka qaar waxay sheegayan in uu gaystay Sarkaal kale oo Ciidanka Xoogga Dalka ka tirsan, halka warar kalena ay sheegayan in dilka uu gaystay nin qurbajoogaha ka soo laabtay, horeyna uga tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Jeneraal Yuusuf Cagey iyo dembiilaha uu muddooyinkii ugu dambeeyay ka dhaxeeyay murun la xiriira lahaanshiyaha dhuleed.

Muuse Ameerikaan ayaa wuxuu damacsanaa in uu goobtaasi ka baxsado dilka ka dib, balse ay Ciidanka Xoogga Dalka ku cadaadiyeen in uu sharciga isu soo dhiibo, sidaasinta ay gacanta ugu soo dhigeen isagoo badqaba.

War deg deg ah DAAWO: CIIDAMO ETHIOPIA AH OO LA WAREEGEY DHUUSAMAREEB IYO HALKA AY DOORASHADA GALMUDUG KA DHACEYSO

Nofeembar 30, 2019

WAAJIDPRESS – 30 November 2019:

 

DAAWO: QISOOYIN CAJIIB AH EE UU JEEDIYO SHEEH JABUUTI

Nofeembar 30, 2019

WAAJIDPRESS – 30 November 2019:

 

War culus ah: Fahad Yaasiin oo Nairobi kulan qarsoodi ah kula yeelanaya Axmed Madoobe

Nofeembar 30, 2019

WAAJIDPRESS – 30 November 2019:

Sida inoo sheegeen ilo wareedyo ka tirsan Sirdoonka Soomaaliya,taliyaha Nabad sugida Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa safar aan horay loo sii shaacin ku tegay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya,halkaasi oo uu kula balansan yahay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe.”

Fahad Yaasiin ayaa u tegay magaalada Nairobi sidii uu kulan ula yeelan lahaa Axmed Madoobe oo maalmahan magaaladaas u joogo wada hadal uu la leeyahay Beesha caalamka,waxgaradka Jubbaland ee Kenya ku nool iyo Madaxda dalkaas.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in maalmaha soo socda ay kulan xasaasi ah oo keli ku ah labadooda ay magaalada Nairobi ku yeelan doonaan madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo taliyaha Nabad sugida Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji,kulankaas oo intiisa badan diirada lagu saarayo arrinta Jubbaland iyo khilaafka maamulkaas kala dhaxeeyo Dowladda Federaalka.

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Fahad Yaasiin uu Axmed Madoobe labo arrin midkood uu ka doonayo 1: Inuu xilka baneeyo iyo in wada hadal dhab ah oo lagu xaliyo khilaafka jira uu la galo Dowladda Federaalka oo uu ugu horeeyo madaxweyne Farmaajo.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Kenya ka wada qorshe uu kaga hortago raafka ay Dowladda Federaalka iyo Itoobiya ay ka wadaan gobolka Gedo oo maamulkii Jubbaland ee hoostagayay Axmed Madoobe laga baabi’iyay.

DAAWO: SHACABKA BAYDHABA OO ARAGTI KA DHIIBTEY SOO XULISTA BAARLAMAANKA CUSUB EE DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED

Nofeembar 29, 2019

WAAJIDPRESS – 29 November 2019:

 

DAAWO OO KA FAAIDEYSO: DUCO LOO AKHRISTO QOFKA KU DULMEY

Nofeembar 29, 2019

WAAJIDPRESS – 29 November 2019:

 

War culus DAAWO: CUMAR FINISH OO SHEEGEY GUDOOMIYIHII DEGMADIISA DIL KA DHACO OO SOO QABAN WAAYA TALIYE CIIDAN AYAA LAGU BEDELAA

Nofeembar 29, 2019

WAAJIDPRESS – 29 November 2019: