WASAARADA ARIMAHA GUDAHA EE DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED AYAA MAANTA DIB SHAQADIISA UGU CELISEY GUDOOMIYIHII DEGMADA WANLAWEYN AMA DAAFEET EE GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE

WAAJIDPRESS – 6 July 2020:

WASAARADA arimaha Gudaha DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED Ayaa maanta Guddoomiyihii degmada Wanlaweyn Maxamed Siidow CabdiRAXMAAN ayaa dib ay UGU fasaxdey shaqadiisa, kaddib markii 12-kii bishii April 2020 shaqo joojin lagu sameeyay.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha, dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Koofur Galbeed ayaa shaqada Guddoomiyaha Wanlaweyn dib loogu fasaxay.

Guddoomiyaha Wanlaweyn ayaa shaqo joojin lagu sameeyay kaddib markii dagaal beeleedyo ay ka dhaceen degmada Wanlaweyn iyo deegaano hoos-taga.

Halkan hoose ka akhriso wareegtada:-

 

Faallo u dhaaf