BARO ERAYADA AFKA MAAY OO MAALIN WALBA LA ISTICMAALO

.ku Soo Dhawaada Akhristiyaasha Sharafta Lahow Mid Kamid Ah qoraaladii Aan Ugu Hadli Jirnay Afka Maayga Iyo Hormarkiisa, Hada Isbuucan Waxaan Idin Soo Diyaariyay Wariyaheena Maxamed Aadan Abdiladhiif Oo Kamid Ah Dhalinta Isku Howlay In Mujtamaca Somaliga Ay Ka Baxaan Jahliga Ka Haysta Aqoonta.
Hadaba kala saar maayga iyo mahaatiriga Oo Dadka Wax Magaratka Ah Af Maayga Ku Tilmaama In Uu Kamid Yahay Lahjad, Balse Aan Marba Suur Toowayn Oo Afka Maayga Alle Ka dhigay Mid Isku Dheeli Tiran.
sifiican u fiiri ereyadan soo socoda in ay maay yihiin in kele
1….mada xanuun.. ma aha af maay af maay rasmi waa….matha dhuura
2…magaalo………ma aha af maay afmaay rasmi waa…..beled
3…miraayad……ma aha afmaay afmaay rasmi waa……beldey
4…muran……..ma aha afmaay afmaay rasmi waa…dood
5..mar hore….ma aha afmaay afmaay rasmi waa…yooba
6..guriga……ma aha afmaay afmaay rasmi waa…mingka
7…guur…..ma aha afmaay afmaay rasmi waa..qaathasha
8..gaajo…ma aha afmaay afmaay rasmi waa..baaha
9…gebdhahaas..ma aha afmaay afmaay rasmi waa..gebroogaas ama bilaantaas
10…gudniin….ma aha afmaay afmaay rasmi waa…birooyma
11..qurac……ma aha afmaay afmaay rasmi waa..afbilaaw
12..qosol..ma aha afmaay afmaay rasmi waa ..kood
13..qoboos..ma aha afmaay afmaay rasmi waa…qobooyma ama bil bilasha
14..qabri….ma aha afmaay afmaay rasmi waa..howaal
15..qurux…ma aha afmaay afmaay rasmi waa.. suurad
16….cudur…ma aha afmaay afmaay rasmi waa.. ajiis
17…caraf..ma aha afmaay afmaay rasmi waa….isgoow
18….cidlo..ma aha afmaay afmaay rasmi waa…dubud
19…caano ma aha afmaay afmaay rasmi waa…wang
20..lugooyo..ma aha afmaay afmaay rasmi waa…lagdaba
21…leerka..ma aha afmaay afmaay rasmi waa….nuurka
22..loos…ma aha afmaay afmaay rasmi waa.. araako
23..lacag…ma aha afmaay afmaay rasmi waa..beeso
24…wariyaa..ma aha afmaay afmaay rasmi waa..hooy
25…wadadaas..ma aha afmaay afmaay rasmi waa..jidkaas
26…warqad..ma aha afmaay afmaay rasmi waa….haangsho
27..safar..ma ahaafmaay afmaay rasmi waa..jirmaad
28..socod…ma aha afmaay afmaay rasmiwaa..dereer
29..saaxiib..ma aha afmaay afmaay rasmi waa…withaay
30..subaxdi…ma aha afmaay afmaay rasmi waa..hiraabti
31..saxanka…ma aha afmaay afmaay rasmi waa..fiijangka
32..deriska..ma aha afmaay afmaay rasmi waa…..jiirang
33…dibada..ma aha afmaay afmaay rasmi waa…binaanka
34…dabeel…ma aha afmaay afmaay rasmi waa..hangfar
35..digsi..ma aha afmaay afmaay rasmi waa…surfiya
36….degaal..ma aha afmaay afmaay rasmi waa..harba ama bilaayo
37..hadalka..ma aha afmaay afmaay rasmi waa..dooga
38…hilib…ma aha afmaay afmaay rasmi waa..so ama soka
39…hooyo…ma aha afmaay afmaay rasmi waa…..aayow
40…xaley…ma aha afmaay afmaay rasmi waa…owaraad
41..aabe…ma aha afmaay afmaay rasmi waa..aawow mese aawkey
42…aqligaaga..ma aha afmaay afmaay rasmi waa..dhuga
43…ardeyda ..ma aha afmaay afmaay rasmi waa..kutaabta
44…booqasho..ma aha afmaay afmaay rasmi waa..reer deyma
45…barwaaqo…ma aha afmaay afmaay rasmi waa…aarang\
46..istaag…ma aha afmaay afmaay rasmi waa………surung
hadaba ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ah ama aan qalday

9 Responses to “BARO ERAYADA AFKA MAAY OO MAALIN WALBA LA ISTICMAALO”

  1. Feyleedey Says:

    Asc.aad ayan uga faraxsanahay kafaa ideysigan lahjadena macalinka iskuso howleyna qeer alle hasiiyo.intan inkabadan ayan filaynaa hadaanu nahay dhalinta digil iyo mirifle oo jecel hormarka lahjadooda,tankale.waxan filayaa ereyga baaha inay uqormeyso baahy erey y inuu kushaqaleeyahay ayn filaa dhawaaqas hadaanan qaldanen.mahadsanidin.

  2. Abdinasir Isack Mohamed Says:

    Ann oo e Abdnaasir Isaak matt Hassnq Asm Akhyaarey eedha siinq salaame meelb aduunk ku roogdanq salaanq ku demb mey err fadhey 1afk Maay horrt af de. Yer m eh lanqki wall gorrdhaw tanq kell datk afkunq khadhloow ini afk hoojiyanq oo eet nq qiimeyanq ye liinqku baahnyi laakinq adghi oo afk nqdhalti bhoo qiimeywaayti aykele sughaas ini kiinq qiiymey taas yooba lwaayi adhiin mhelaas reet datk oo eet wall nq bardhenq mey kufadhaane isk tahaluujiyanq oo buugyaal afmaay kqorrnq laha daaba.o kufadhaan af liinq lanqn mbarrdh kor tass lanq kast oghi wilib mey gaar haanq nqll dowaheey mbo nq sheegh fadheey professor Mohamed Haajj Muktar oo knool savvana Goergia U.S.A iyo professer Mohamed Abdi kuusow dedhaala suubthenq hatnn meel kusii wedh waan eedha siinq salaami isinq dhonq nebhdenq

  3. hussein mad idris Says:

    feyleyiing meel meel oo yer hingaadih . hor hal in wedooy luqad eed iyo eed taajir ing eh wuh…

  4. Ahmed Bille (Emed Bilow) Says:

    eed ii eedaa ing mahadsngtiing withaay … walii sing lahaa oo fatheey inii any siingku sahy ereyky eh (Beldey) sidaasuuy ma’eh …walii waa BILDEY.
    toony goradiwaaysany…waliina etaa ereygy eh (ajiis) …walii ka sheegteenaa CUDUR ….lkn any mis lihii …. can you plz approve that?

  5. Maxamad Xuseen Cali Says:

    Waa af ama luqad aad u qiima badan, oo loo baahanyahay in dugsiyada waddanka laga dhigo oo manhajka lagu daro.
    Macallin Maxamad Aadan Cabdi-ladiif aad iyo aad ayuu u mahadsanyahay. Khayr badan Allaha kaa siiyo. Dadaalka halkaas ka sii wad.
    Aad iyo aad ayaan u xiiseynayaa inaan barto af-ka Maayga.
    Mahadsanid Macaallin

  6. Kamaaal Says:

    Af mayay waa luqada gooni ah oo la siman tina somaliga ah inkasto arayada qarkood waxaa iskaga iga yihiin lakiin waligayaa anigu waxaan u haystay lahjada waxaa layabay markaan qof ku hadlay oo somali ah aan fahmi waayay kadib ayaan isku firiyaya labad af ee wadankaana loga hadlo inaa lanahay two languages oo somaligu first yahay waxaan isku dayidoonaa inaa baarto af may may

  7. Yuusuf Cabdi Maxamed Says:

    Asc. Dhamaan walaalaha weejidow, runtii anigu waxaan ku noolahay hargeysa, waxbadanna kama aqaan lahjadda maayga, laakiin waan jeclahay in aan barto oo ku hadlo walow ay aad u adagtahay, waxaan idinka codsnayaa inaad iga caawisaan sida ugu fudud ee aan u baran karo, ama meel aan ka heli karo buugaag ama muuqaallo iga caawin kara barashada afkaas, waxa jira dad ka yimi degaanada lagaga hadlo afka mayga oo hargeysa degen kana shaqaysta oo aanu asxaab nahay,

  8. Ahmed Hassan Says:

    31..saxanka…ma aha afmaay afmaay rasmi waa..fiijangka

    Saxanka = Saxanka
    Fiijanka = Bekeere ( bekeere shaahige laka dhamaw)

  9. Abdirashiid mohamud Says:

    ani sida iila muuqata afmaayga Waxan ku arkay ereyo carabi rasmi ah sida jiiraan sida Suuurad Sida nuur iyo ereyo aan islahayn sida muran waxad noogu sheegtay dood dood iyo muran waba kala meel isku boosba maha kkkk Sidee wax u wadaan Afmaayga waa laga saxanyahy boqolkiiba boqol Af somali aan dhehee af maxa tidhi kanaad u taqaanaan kk aya zaxsan wa bilaahi tawfiiq

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: