DAAWO: DOORASHADII MAAMULK GOBOLEEDKII UGU HOREEYEY EE DIGIL IYO MIRIFLE AY DOORTEEN AVV. XASSEY 1995.

WAAJIDPRESS – 5 MAR 2013:

WAAJIDPRESS – 5 MAR 2013:

Daawadayaal ku soo dhawaada Maamul Goboleedkii ugu horeeyey Soomaaliya oo ah tii DIGIL IY MIRIFLE KU DHISTEEN MAAMUL GOBOLEED 1995, isla markaana ay ku doorteen Madaxweyne AVV. Xassan Sheekh Ibrahim (AVV. XASSEY) iyo Gole Wasiiro iyo Baarlamaan.

Daawo xafladii Doorashada ee 1995, President Avv. Xassey ayaa ka hadli doona xaflada dhamaadkeeda:

3 Responses to “DAAWO: DOORASHADII MAAMULK GOBOLEEDKII UGU HOREEYEY EE DIGIL IYO MIRIFLE AY DOORTEEN AVV. XASSEY 1995.”

  1. ibrahim hussein nour Says:

    mashalaah aad baan ugu faraxey kolkaan daaadey clipkan . dadka soo geliyey u tube na aad bey u maghadsanyihiiinn

  2. ibrahim hussein nour Says:

    asc. ramadaan kariin taariikhdu ey tahay 5/072015 , waxaan aad ugu faraxsanajay in aan daawaada video gan aad u jecleystey daaashadiisa, waxaan aad ugu mahadnaqayaaa dr. isaaq dooolow oo had iyo jeer ku howlan in uu usoo gudbiyo shacabiiisa taariikhda dhabta ee qowmiyada digil iyo mirifle ama kooonfurta soomaliya, anooo ka mid dhalinyarada reer waajid magaceyguna uu yahay ibrahim husseen nuurow(ibrahim australia) waxaan halkan ka salamaayaa dhamaan dadaka reer waajid ka ee iskaleh websitekan, xaaan u sheegayaaa, magadsanudiin

  3. SALMAN AHMED IBRAHIM Says:

    videos kan markan daawaday ilintaa iga fakaty ileen waxaan kusooo dhex barbaary family ku faana inuuu yahay digil ii mirifle oo og cadowga ay leeyihiin waxaan hadalkyga kusoo gunaanadaa ilaahay ha u wada naxariiisto xasan maxamed nuur shaati guduud diktoor ayuub sheg yarow abdiyow xaydar hasseey sheekh abdirahmaan ali aliyooow iyo dhamaan dhalanyartiiii dhiigoooda usoo xurtay digil ii mirifle sida ururkii RRA

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: