Dr. CabduLLAAHI Sheekh Xasan oo loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga

WAAJIDPRESS – 11 October 2018:

Dr. CabduLLAAHI Sheekh Xasan oo ah Wasiirka Dastuurka ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa Maanta loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga dhamaan dowlad goboleedyada, kadib qoraal ka soo baxay Golaha Iskaashiga ee Dowlad Goboleedyada – Akhriso:

 

 

Faallo u dhaaf