DAAWO: MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED IYO WASIIRKA GAASHAANDHIGA SOOMAALIYA OO MAANTA BOOQDEY MAGAALADA QANSAXDHEERE

Nofeembar 2, 2023

WAAJIDPRESS – 1 November 2023:

DAAWO LABO VIDEO:

VIDEO – 1: KHUDBADII MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED CABDICAZIZ LAFTAGAREEN EE UU KA JEEDIYEY MAGAALADA QANSAXDHEERE:

VIDEO – 2: KHUDBADII WASIIRKA GAASHAANDHIGA SOOMAALIYA UU KA JEEDIYEY MAGAALADA QANSAXDHEERE:

War deg deg ah DAAWO: ISIMADA PUNTLAND OO GO’AAN CAAWA KU GAAREY IN DOORASHADA PUNTLAND AY NOQOTO SIDII HORE OO XILDHIBAANADA AY SOO DOORTAAN MADAXWEYNAHA IYO MADAXWEYNE SICIID DENI OO KA SOO HORJEESTEY GO’AANKAASI

Nofeembar 1, 2023

WAAJIDPRESS – 1 November 2023:

Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aanadii caawa ka soo baxay Isimada dhaqanka oo la xiriiray khilaafka siyaasadeed ee ka taagan arrimaha doorashooyinka

Isimada ayaa soo saaray bayaan meesa ka saaray qorshaha Deni ee doorashada iyo go’aanadii ka soo baxay guddiga doorashooyinka.

“Waa in Xildhibaanada lagu soo xulaa nidaamkii hore lagu dooran jirey ee 66-da, doorashadana la qabtaa 8da Janaayo 2024” ayaa lagu yiri bayaanka Isimada.

Balse daawo, go’aanka AY isimada ku DHAWAAQEEEN caawa oo ah in sidii Hore LAGU soo doorto xildhibaanada :

DAAWO: AFHAYEENKA MALAAQYADA DHAQANKA EE KOONFUR GALBEED IYO ODAYAAL KALE OO MAGAALADA DIINSOOR U GAAREY DHEX-DHEXAADINTA LABO BEELOOD OO KU DAGAALAMAY

Nofeembar 1, 2023

WAAJIDPRESS – 31 October 2023:

DAAWO: GUDOOMIYIHII HORE EE BAARLAMAANKA MAXAMED MURSAL OO XAFLAD SOO DHAWEYN AH LOOGU SUUBIYEY DALKA SWEDEN

Oktoobar 31, 2023

WAAJIDPRESS – 31 October 2023:

DAAWO: CALI JEYTE OO AQBALEY XILKII UU MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH U MAGACAABEY

Oktoobar 30, 2023

WAAJIDPRESS – 30 October 2023:

DAAWO: WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFTA SHEEKH MUKHTAAR ROOBOW OO MAANTA DIREY FARIIN KU SAABSAN U DIYAARGAROWGA XAJKA SANADKA SOO SOCDA (HADDII ALLAH YIRAAHDO)

Oktoobar 30, 2023

WAAJIDPRESS – 29 October 2023:

DAAWO: MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO MAANTA GAAREY MAGAALADA WAAJID EE GOBOLKA BAKOOL

Oktoobar 30, 2023

WAAJIDPRESS – 29 October 2023:

DAAWO LABO VIDEO:

VIDEO – 1: KHUDBADII WASIIRKA GAASHAANDHIGA SOOMAALIYA UU KA JEEDIYEY MAGAALADA WAAJID OO AH MEESHA UU KA SOO JEEDO:

VIDEO – 2: KHUDBADII IYO SOO DHAWEYNTII MADAXWEYNAHA KOONFUR GALBEED EE MAGAALADA WAAJID:

DAAWO: DOWLADA SOOMAALIYA OO XUS IYO BAROIRDIIQ MAANTA KU SUUBISEY ISGOYSKA ZOOBE EE MUQDISHO OO MAANTA OO KALE SANADKII HORE AY KA DHACEEN QARAX AY DAD BADAN OO SHACAB AH KU DHINTEEN

Oktoobar 29, 2023

WAAJIDPRESS – 29 October 2023:

Dibadbax ballaaran oo ay soo qaban-qaabisay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa haatan ka socda isgoyska Zoobe ee magaalada caasimada ah ee Muqdisho, kaas oo ay ka qayb-galayaan wasiiro, xildhibaano, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.

Ujeedka dibadbaxan ayaa ah mid lagu xusayo qaraxyadii labada ahaa sanad ka hor maanta oo kale 29-kii October ee sanadkii hore 2022-kii ka dhacay isgoyska Zoobe ee Muqdisho – DAAWO:

DAAWO: MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED IYO WASIIRKA GAASHAANDHIGA SOOMAALIYA OO MAANTA GAAREY MAGAALADA DIINSOOR EE GOBOLKA BAY

Oktoobar 29, 2023

WAAJIDPRESS – 29 October 2023:

DAAWO: AFAR (4) VIDEO MAXAKAMADA MAANTA LA SOO TAAGEY GENERAL SHEEGOW IYO 22 ASKARI OO KA TIRSANAA CIIDANKIISA

Oktoobar 27, 2023

WAAJIDPRESS – 27 October 2023:

Sheegow Axmed Cali iyo askartii difaaceysay ee dhawaan dowladda Soomaaliya ay xabsiga dhigtay ayaa lasoo taagay maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida.

23 nin oo Sheegow uu ugu sareeyo ayaa ka soo muuqday maxkamadda, kuwaas oo loo heysto wixii ka dhacay guriga uu Sheegow ka degan yahay degmada Dharkenley, halkaas oo dagaal culus uu ku dhex maray ciidamada Sheegow iyo kuwa dowladda.

Xafiiska xeer ilaalinta ee maxkmadda ciidamada Soomaaliya oo raggaan ku soo oogay dacwada ayaa ugu horeyn Sheegow ku eedeeyey inuu ka been abuuray darajooginka ciidamada, isla markaana uu sheegtay darajada Jeneraal oo aan la siinin – DAAWO AFAR (4) VIDEO:

VIDEO – 1:

VIDEO – 2:

VIDEO -3:

VIDEO – 4: